Xildhibaanada Hirshabelle oo la yimid Qorshe ay ku heli karaan Mushaarkooda ka maqan!!

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa mudo bilooyin ah helin wax mushaar ah, waxaana Xildhibaanadan ku adkaatay nolol maalmeedka caadiga ah maadaama aysan heli lacagtii mushaarka ee xaqa u lahaayeen. Sida aan wararka ku helnay Xildhibaanada Hirshabelle ayaa marar badan markii ay waayeen mushaarkooda waxa ay abuureen xasarad siyaasadeed sida mooshin si loola hadlo kuna helaan … Continue reading Xildhibaanada Hirshabelle oo la yimid Qorshe ay ku heli karaan Mushaarkooda ka maqan!!